Dibed-bax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay degmada Baardheere (Daawo Sawirro)

Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa maanta dhigay Banaanbax ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland. Dadka banaanbaxayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah Axmed Madoobe iyo Maamulkiisa, waxayna ku soo wareegeen wadooyinka degmadaas. Odayaasha degaanka ayaa ka sheegay dibed-baxa in Jubbaland ay iyaga wax ka soo dhiseen balse … Continue reading Dibed-bax ka dhan ah Axmed Madoobe oo ka dhacay degmada Baardheere (Daawo Sawirro)